Barnaamijka falanqeynta Sabti Iyo Axad Ee Todobaadkan Waxa Uu Ku Saabsan Yahay Waxa Ay soo kordhin karaan Ciidamada Afrikaanka ah Ee Lagu Soo Daad Gureynayo Dalka Soomaaliya.
1) Wado Xal Waarta Lagu Gaaro matahay In Dalka La Keeno Ciidamo Shisheeye Iyo Hub Hor Leh Oo Wax Gumaada...?
2) Sideed U Aragtaa Ciidamadan Loo Soo Daadgureynayo Soomaaliya...?
3) Xal Ma Keeni Karaan Ciidamada Midowga Afrika...?
Madaxtooyada Murtad C/llaahi Yusuf Oo Caawa Aad Looga ooyayo Kadib Markii ay ku Dhinteen 12 ay kujiraan saraakiil sare Oo Aad Muhim ugu aheyd Mujrimka weyn Ee c/llaahi yusuf axmed dhaawac badana uu so
Madaxtooyada Murtad C/llaahi Yusuf Oo Caawa Aad Looga ooyayo Kadib Markii ay ku Dhinteen 12 ay kujiraan saraakiil sare Oo Aad Muhim ugu aheyd Mujrimka weyn Ee c/llaahi yusuf axmed dhaawac badana uu soo Gaarey maleeshiyadii Halkaas ku Sugneyd.